Wasaarada shaqada iyo attimaha bulshada ee Xukuumada federaalka Somalia ayaa soo saartay wareegtada diiiwaan gelinta goobaha shaqada iyo shaqaalaha
“Dhammaan loo shaqeeyayaasha ka hawlgala gudaha dalka waxaa lagu wargelinayaa inay goobahooda shaqada iyo shaqaalaha si rasmi ah uga diiwaangeliyan Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada” ayaa lagu yiri war qoraal ah oo ka soo baxay wasaarada
Wasaarada ayaa sheegtay in Habkan diiwaangelinta uu muhiimad gaar ah siinayo ilaalinta xuquuqda shaqaalaha iyo xaqiijinta badqabka goobaha shaqada, iyadoo amarkan uu khuseeyo dhamaanba goobaha shaqada ee heyadaha iyo xarumaha ka madax banaan DF nooc kasta oo ay yihiin.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA WASAARADA