Allbanaadir.com
NEWS

Xeer ilaaliyaha DF oo Maxkamad soo taagay Max’ed Ibraahim Cali

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta Maxkamadda gobolka Banaadir horgeeyay eedeysane Maxamed Ibraahim Cali oo loo heysto in uu ka mid yahay Magafayaasha tahriibiya muwaadiniinta Soomaaliyed.

Maxamed Ibraahim Cali ayaa lagu eedeeyey in dad badan uu u tahriibinayay dalka Benin, halkaasoo jir-dil loogu geystay, madax furashana loogu xirtay.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA XEER ILAALIYAHA

Related posts

Ukuntii ugu qaalisaneyd abid oo lagu kala iibsaday lacag aad layaabi doonto !

Cabdi Cade

Gudoomiye Dileyte oo codsi hor dhigay dhigiisa Cabdi Xaashi (Sawirro)

Caydiid Ali

Dil saakay ka dhacay magaalada Muqdisho iyo faah faahino kasoo baxaya

Cabdi Cade
Taboola Ads ---