Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland ayaa soo saartay amaro adag oo lagu mamnuucay dawarsiga, dhalinyarada alaabta yar yar wareejiya ama ka ganacsatada in la siinyo seim card ama laga kireeyo guri qof degaanka sharci daro ku soo galay iyo amaro kale.
Talaabadan ayaa timid ka dib markii ciidamada Puntland ay xalay ku dileen magaalada Boosaaso nin ajnabi ah oo miino aasayey kaasoo la sheegay inuu ka mid ahaa ganacsatada yar yar ee alaabaha ku wareejiya magaalada wuxuuna ka tirsanaa kooxda Daacish sida ay ciidamadu sheegeen.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA PUNTLANDÂ Â Â