Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee xukuumada Soomaliya ayaa uga digtay dhammaan Macaahida sharciga, Dugsiyada Qur’aanka iyo Imaamyada Masaajidda inaan lala shaqeyn Karin, lala macaamili Karin kooxda al shabaab
Qoraal ka soo baxay wasaarada ayaa lagu sheegay in cidii lagu helaa falkaas laga qaadi doono talaabo adag.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA WASAARADA