Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Dawladda Jubbaland ayaa beesha caalamka ku wargelisay in aan wax gargaar ah loo soo marin karin Dowladda Federaalka oo ay ku eedeysay inay siyaasadeyeen kaalmooyinkii loogu talagalay shacabka Jubbaland.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA WASAARADA