Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA waxay shaacisay sawirka nin ay si weyn ugu raadjoogto oo ka tirsan Al shabaab kaasoo lagu magacaabo Yuusuf Maxamed Xuseen.
“Muwaaddin haddii aad keento xogta Horjoogahan waxaad heleysaa abaalmarin lacageed oo gaareysa soddon kun oo doolar ($30,000)” ayaa lagu yiri war-saxaafadeed ka soo baxay NISA oo u qornaa sidatan:-