Allbanaadir.com
NEWS

Puntland oo xadgudub ku tilmaantay deeq uga timid dowladda Federaalka

Wasaaradda Beeraha dowlad goboleedla Puntland, ayaa si adag uga hortimid labo cagaf cagaf oo saambada beeraha ah oo dowladda Federaalka Soomaaliya ugu deeqday beeraleyda ku dhaqan degmada Iskushuban ee hoostaga Puntland.

Qoraalka Wasaaradda Beeraha Puntland , ayaa lagu sheegay in ayaandarro tahay in Wasaaradda Beeraha DFS iyada oon soo warghalin ay cagafyo ugu deeqdo degmada Iskushuban, waxa ayna Puntland ku eedeysay dowladda Federaalka xadgudub iyo ku tumasho dastuurka ah.

Halkan ka Akhriso Qoraalka Puntland kasoo baxay

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Puntland oo War ka soo saartay doorashadii ka dhacday Kismaayo (Akhriso)

Caydiid Ali

Dowlad aan looga baran oo shaacisay iney gargaar u soo direyso Soomaaliya

Caydiid Ali

Markab ku soo jeeday dekeda Muqdisho oo laga afduubtay Badweynta India

Caydiid Ali
Taboola Ads ---