Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweyne Xasan oo lagu eedeeyay in Shirqoolo kawado xadka Kenya iyo ….

Xildhibaanno katirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay ku eedeeyeen xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo kan Xukuumadda in shirqoolo iyo abaabul ka wadaan xadka Soomaaliya iyo Kenya , gaar ahana xadka Jubbaland la leedahay Kenya.

Qoraalka xildhibaannada ayey ku sheegeen in dowladda Federaalka abaabuleyso shaqsiyaad horey uga tirsanaa Jubbaland iyo maleeshiyaad loogu tala galay in falal amni darro ka abuuraan xadka Jubbaland la wadaagto Kenya , ayna galaan gudaha dalka Kenya.

Xildhibaannada ayaa uga baaqay dowladda Federaalka in falalkaasi iyo abaabulka ay wadaan joojiyaan, waxa ay sidoo kale ugu baaqeen in ay dib usoo celiyaan shaqsiyada iyo maleeshiyaad iyo hub ay geeyeen xadka Soomaaliya iyo Kenya.

Halkan ka akhriso qoraalka kasoo baxay xildhibaannada

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Dowlada federaalka oo Ciidamo badan maanta ka dejisay Degmada Luuq

Cabdi Cade

Puntland oo dhulkeeda ka ceyrisay Saraakiil u shaqeenayay Hay’ado Caalmi ah

Cabdi Cade

Dagaalka Gaza oo noqday kii ugu Khasaaraha iyo burburka badnaa Qarniga 21aad

Caydiid Ali
Taboola Ads ---