Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xabiib Carays Cabdi u magacaabay Gudoomiye ku xigeenka Degmada Badhaadhe ee gobolka Jubada Hoose.
Ninkan ayaa bedelaya gudoomiyihii hore ee degmadaas oo ka soo horjeestay Axmed Madoobe, isla markaana taageeeray ciidamadii ay DF geysay degaanka Raaskambooni kuwaasoo lagu jebiyey dagaal ay qaadeen ciidamada Jubbaland.
HOOS KA AKHRISO WAREEEGTADA