Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweyne Xasan oo ganacsade ajnabi ah u xiray dhoofinta xoolaha iyo Xildhibaano …

Xildhibaanno katirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa soo saaray qoraal ay ku sheegayaan in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, dhoofinta xoolaha Soomaaliya u xiray ganacsade ajnabi ah oo lagu magacaabo Abuu Yaasin.

Qoraalka ay soo saareen xildhibaannadan katirsan labada Aqal ayey ku cambaareeyeen go’aanka uu Madaxweyne Xasan Sheekh ugu xiray ganacsadaha ajnabiga dhoofinta xoolaha, waxa ayna tilmaameen in ganacsadahan oo degan Jabuuti uu horey u dhibaateeyay ganacsato badan oo Soomaaliyeed.

Halkan ka akhriso qoraalka ay xildhibaannada soo saareen

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Dad lagu laayay Duleedka magaalada Baladweyne iyo xiisad halkaasi ka taagan

Cabdi Cade

Madaxweyne Farmaajo oo shir degdeg ah isugu yeeray madaxda Galmudug!!

admin

Somaliland oo ku baaqday in taageero loo muujiyo Shacabka reer Falastiin

Caydiid Ali
Taboola Ads ---