Allbanaadir.com
NEWS

Mucaaradka DF oo Ganacsatada uga digay iibsiga dhulal la boobay

Siyaasiyiinta Mucaaradka oo ay ka mid yihiin Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Shiikh Axmed, C/raxman C/shakuur iyo RW hore Xassan Cali Khayre ayaa uga digay ganacsatada Soomaaliyeed iney ka fogaadaan iibsiga dhulalkii danta guud ee ay wadaan madaxda sare ee dowlada Somalia

“Waxaan uga digaynaa ganacstada sida sharcidarrada ah looga iibiyo dhulka danta guud iyo dadka kale ee la siiyey, looga qaanbaxay, ama lagu laaluushay in ay ku kadsoomaan milkiyadda iyo yeelashada dhulka dowladda, waana in ay ogaadaan in waxa ay haysataan ay yihiin booli qaran” ayaa lagi yiri qoraal ka soo baxay siyaasiyiintan kaasoo u qornaa sidan hoose:-

Related posts

Madaale oo kulan isla xisaabtan ah la qaatay Maamulada labo degmo (Sawirro)

Caydiid Ali

Saddex Xildhibaan oo Daqiiqado gudahood kusoo baxay Doorasho aan lagu tartamin (Sawirro)

Cabdi Cade

Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo arrimo muhiim ah kala hadlay Pier Mario Daco

Cabdi Cade
Taboola Ads ---