Allbanaadir.com
NEWS

Colaadaha ka socda dalka oo todobo qodob laga soo saaray

Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed oo maanta kulan mideysan ku yeeshay xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somalia ee magaalada Muqdisho ayaa War-murtiyeed kasoo saaray colaadaha ka jira qeybo ka mid ah dalka kuwaasoo u dhexeeyo beelo Soomaaliyeed oo isqoomay.

Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo kulan weyne ku qabtay xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee XFS, ayaa baaq nabadeed oo ay ku mideysanyihiin kasoo saaray colaadaha ka dhacaya qeybo ka mid ah dalka.

Odayaasha dhaqanka ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay colaadaha, lagu daadinayo dhiigga muslimka, iyagoo ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo lagana shaqeeyo xal u helidda xasaradaha taagan

HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA

Related posts

Weriye caanka ahaa dalka Kenya oo isdaldalay & baaritaano socda

Caydiid Ali

Saciid deni oo dhagax dhigay Mashaariic laga fulinayo Boosaaso (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Al-Shabaab oo degaanka Jacar ku soo bandhigay Macawisley ka tirsan Murusade (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---