In ka badan 80 Xildhibaan oo ka kala tirsan Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa madaxda dowladda federaalka ku cambaareeyay xayiraada dhanka socdaalka ee ay saartey degaaanada maamulka Jubaland.
HOOS KA AKHRISO BAYAANKA XILDHIBAANADA