Allbanaadir.com
NEWS

Sirdoonka Tanzania & Somalia heshiis kala saxiixday (Sawirro)

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), ayaa magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Tanzania ee TISS, mudane Suleiman Abubakar Mombo, oo booqasho labo maalin ah shalay kusoo gaaray Muqdisho.

Intii ay socotay booqashadan ayay labada dhinac si weyn uga wada hadleen dadaallada wadajirka ah ee looga hortagi karo khataraha ururrada argagixisada iyo xoojinta is-dhaafsiga xoggaha muhiimka ah ee amniga.

HOOS KA AKHRISO WAR SAXAAFADEED NISA

Related posts

Ciidanka Xoogga oo duullaan culus ku qaaday Deegaan Al Shabaab joogeen

Cabdi Cade

Gantaalka Fateh-110 oo markii u horeysay lagu duqeeyey Israel

Caydiid Ali

Qoor Qoor oo darees ciidan xirtay Abaabul Dagaalna bilaabay (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---