Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Puntland oo Muuse Biixi ku eedeysay inuu ciidamo badan u soo raray gobolka Sool (Akhriso)

Maamulka Puntland ayaa ka soo horjeestay socdaalka madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu ku marayo degaano ka tirsan gobolka Sool, ,kaddib kulan ay magaalada Garoowe ku yeesheen golaha wasiirrada Puntland.

“Goluhu wuxuu caddeeyey in safarka Muuse Biixi uu yahay mid uu ku soo raray ciidan hadafkiisu yahay sidii dagaal looga ridi lahaa gobolka Sool.” ayaa lagu yiri war-saxaafadeed ka soo baxay shirka golaha wasiirrada Puntland.

Labada dhinac ayaa muddo ku muransan gobolka Sool oo inta badan gacanta ugu jira Somaliland, waxaana ciidan ka kala tirsan Puntland iyo Somaliland ay isku horfadhiyaan tan iyo bilowgii sanadkan degaanka Tukaraq halkaasoo dagaalo dad badan ku dhinteen ay ka dhaceen.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Dowlad weyn oo dhul beereed u ballanqaaday Ninkii dhaawacay Salman Rushdie

Cabdi Cade

C/raxmaan Cali Xuseen oo isku soo dhiibay Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga dalka (Sawirro)

Caydiid Ali

Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo la kulmay Safiirka cusub ee dowladda Itoobiya (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---