Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Maxamed Xuseen Isaaq (Alqaadi) u Magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Gedo.
Axmed Madoobe ayaa xilkii ka qaaday Gudoomiyihii hore ee gobolka Gedo Cabdullaahi Cabdi Jaamac ka dib markii uu la saftay dowlada Somalia oo khilaaf siyaasadeed uu kala dhexeeyo Jubbaland.
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA AXMED MADOOBE