Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA oo ayaa shaacisay iney xirtay in ka badan 12 kun oo Akoon, kuwaasoo ay Al shabaab u isticmaali jirtay faafinta wararka been-abuurka ah iyo marin-habaabinta dadka sida hadalka loo dhigay/
Akoonadan ayaa ka furnaa baraha bulshada gaar ahaan facebook, Twitter, Telegram, Tiktok iyo qaar kale sida ku xusan War saxaafadeed ka soo baxay heyadda NISA oo sidan hoose u qornaa:-