Allbanaadir.com
NEWS

Maamulka SSC oo war ka soo saaray dagaalkii Ceerigaabo

Maamulka SSC Khaatumo ayaa ku eedeeyey Somaliland iney ka dambeysay dagaaladii maanta ka dhacay magaalada Ceerigaabo ee dhexmaray ciidamo kala taabacsan labada dhinac.

Dagaalka oo la isku adeegsaday hub culus ayaa geystay khasaare nafeed sida lagu sheegay War saxaafadeed caawa ka soo baxay maamulka Khaatumo oo sidan hoose u qornaa:-

Related posts

Muxuu ahaa ninka Ciidanka NISA ku soo qabteen howlgal ka dhacay Muqdisho?

Caydiid Ali

Nin la dhashay Wasiir Mukhtaar Roobow oo la sheegay in lagu xiray Muqdisho

Cabdi Cade

Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay in weerarkii Kuliyadda loo xiray 14 Sargaal

Cabdi Cade
Taboola Ads ---