Allbanaadir.com
NEWS

Siyaasi caan ah oo loo magacaabay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha DFS

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee magacaabista Agaasimaha guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, in uu noqdo Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow.

Agaasimaha cusub ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa hadda ahaa xildhibssn katirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka , waxa uu sidoo kale soo noqday marar kala duwan Wasiir heer Federaal ah.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud , ayaana go’aansaday in kursigan ku qanciyo beesha Murusade oo dowladda Federaalka ka weysay xaquuq badan ay ku laheyd.

 

Related posts

Ra’isul Wasaare Kheyre iyo Saaxiibada caalamka oo Warbixin ka dhageestay Madaxweyne Deni

Cabdi Cade

Laamiga Dayniile oo 30-sano kadib dib u dhis casri ah lagu sameenayo

Cabdi Cade

K/Galbeed oo qaadacday shir ay ku casuuntay DFS

Caydiid Ali
Taboola Ads ---