WAR SAXAAFADEED
Dawladda Soomaaliya aya sheegtay iney si dhow ula socotaa dhaq-dhaqaaqyada ka soo cusboonaaday xuduudaha ay la leedahay dalka Itoobiya iyo ficilada gurracan ee ay ka waddo dowladda Itoobiya sida lagu sheegay war saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada warfaafinta DF oo sidan hoose u qornaa:-