Allbanaadir.com
NEWS

Somalia oo Itoobiya ku eedeysay faragelin iyo iska horkeen

Dowladda Federaalka Somalia waxay si xooggan u cambaareyneysaa tallaabooyin ay ugu yeertay kuwo guracan oo Dowladda Ethiopia ka waddo Gobolka Gedo kuwaasoo ay isaga horkeeneyso beelaha halkaas deggan, taasoo qeyb ka ah faragelinta Maamulka Addis Ababa ee ka dhanka ah madax-banaanida iyo qaranimada Soomaaliya.

“Saaka ayaa ciidamo Ethiopian ah oo ka soo baxay degmada Doolow ayaa u soo dhaqaaqey dhanka degmada Buulo Xaawo, hase yeeshee waxaa ka hor yimid dadka degaanka iyo Ciidamada Qalabka Sida oo u diiday inay ku soo ruqaansadaan Buulo Xaawo” ayaa lagu yiri War saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada warfaafinta Somalia oo sidan u qornaa:-

Related posts

Dhoobo-daareed: “Deni wuxuu diiday xuquuqdii yareyd ee dastuurku siiyay Ku-xigeenkiisa”

Caydiid Ali

James Swan oo ka hadlay sanad-guurada saddexaad ee qaraxii 14kii Oktoobar

Caydiid Ali

Diyaarad ay la socdeen 188 -qof oo Rakaab ah oo bur burtay (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---