Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA oo kaashanaya Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Xubno ka tirsanaa Al shabaab ku dilay howlgal ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose.
Qoraal ka soo baxay NISA ayaa lagu sheegay in howlgal ka dhacay degaanka Jambaluul lagu dilay afar xubnood oo Al-Shabaab u qaabilsanaa ururinta dhaqaalaha.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA NISA