Allbanaadir.com
NEWS

Aadan Madoobe oo soo saaray Wargalin ku socota Golaha Shacabka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ku wargeliyay Xildhibaanadda Golaha Shacabka in si rasmi ah loo xiray kalfadhigii shanaad ee Golaha Shacabka.

Xildhibaannada labada Aqal oo fasaxooda rasmiga ahaa bishii hore , ayaa shaqada sii watay bil dheeraad ah kaddib markii uu Madaxweynaha ka codsatay, waxa ayna xildhibaannada bishaasi ansixiyeen xeerarka iyo guddiga doorashada ee dalka.

Related posts

Ciidanka Ruushka ee duulaanka ku ah Ukrine oo dhoolatus milateri sameeyey (Sawirro)

Caydiid Ali

Axmed Madoobe oo la kulmay Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka (Sawirro)

Cabdi Cade

Maalqabeen cusub oo Jeff Bezos kala wareegay qofka ugu taajirsan caalamka

Caydiid Ali
Taboola Ads ---