Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa xayiraad safar ku soo rogtay Guddoomiyaha degmada Kaxda ee gobolka Banaadir
Qoraal ka soo baxay Maxkamada gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in codsi ka yimid xafiiska xeer ilaalinta Qaranka awgeed safarada laga xanibay gudoomiyaha.
Waxaa loo heystaa Gudoomiyaha eedeymo ay ka mid yihiin fulin la’aan bareer ah oo la xiriirta amar garsoore, ku boorin dambi gelid meel fagaare ah, khalkhal gelin amni iyo inuu ka hor yimid heyadaha cadaalada.
Hoos ka Akhriso qoraalka Maxkamada