Allbanaadir.com
NEWS

La taliye ka tirsan xafiiska Xamse oo xilka iska casishay (Sababta)

Lataliyihii arrimaha haweenka iyo xaquuqul Aadanaha xafiiska RW xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya Shamsa Cabdulqaadir Daahir ayaa ku dhawaaqday inay iska casishey xilkii iyadoo u sababaysay ku takrifal awoodeed iyo beegsiga shacabka deegaamadeeda Jubbaland.

HOOS KA AKHRISO QORAAL AY SOO SAARTAY

Related posts

Musharaxiinta oo ku baaqay in uu sii socdo Wadahadalada Xukuumada Rooble

Cabdi Cade

Wasiir Fiqi oo booqday xarunta Jaamacadda facawayn ee Naayif Alcarabiyah (Sawirro)

Cabdi Cade

Qarax ka dhacay meel ku dhaw Safaarada Israel ee magaala Nicosia iyo dad loo xiray

Cabdi Cade
Taboola Ads ---