Madaxtooyadda Puntland ayaa caawa soo saartay Wareegto lagu mamnuucay in degaanada hoostaga maamulkaas laga isticmaalo barta 1xbet oo ah mareeg dhalinyaradu ay u isticmaalaan Khamaarka ciyaaraha iyo numberada Private Numberka ee ay bixiyaan shirkadaha isgaarsiinta qaarkood.
Hoos KA Akhriso qoraalka madaxtooyada