DF oo Maxkamad soo taagtay C/fitaax Xaaji Kaash oo loo heysto..
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir horgeeyay eedeysane Cabdifitaax Cabdullahi Max’ed Geesey ( Xaaji Kaash)
Ninkan ayaa lagu eedeynayaa inuu Al-Shabaab u qaabilsanaa dhanka Maaliyadda, iyadoo lagu sii heyn doono xabsiga, lamana sheegin xiliga iyo sida loo soo qabtay sarkaalkan
HOOS KA DAALACO QORAALKA XEER ILAALINTA