Xisbiga Himilo Qaran ee uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Somalia shariif Shikh Axmed ayaa hambalyo u diray Baarlamaanka 3aad ee Dowlad Goboleedka Jubaland oo ay xulashadiisu maanta soo gabagabeeyeen odayaasha dhaqanka Jubaland loona dhaariyay xilka.
Shariif ayaa ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradsan siyaasada Xassan Shiikh uu kaga soo horjeedo hogaamiyaha Jubbaland Axmed madoobe
HOOS KA DAALACO QORAALKA XISBIGA HIMILO QARAN