Gudoonka iyo dhamaan Golaha Wakiilada Dowlada Puntland ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Xildhibaanada cusub ee Jubaland ee maanta la dhaariyay.
Sidoo kale, Xildhibaanada BJFS labadiisa Aqal ku matala Jubaland iyo xubno ka tirsan Golayaasha kala duwan ee Dowlada ayaa soo dhoweeyey shaacinta iyo dhaarinta xubnaha cusub ee Golaha Wakiilada Jubaland.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA PUNTLAND