Allbanaadir.com
NEWS

Guddiga doorashada Jubbaland oo fariin xasaasi ah u diray..

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland ayaa sheegay in iyagoo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah ee qabashada doorashooyinka Dowladda Jubbaland uu dhexdhexaad u yahay guud ahaan dadka daneynaynaaya inay u tartamaan xilalka Guddoonka Golaha Wakiillada iyo Madaxweynaha Jubbaland.

Waxay ugu baaqeen dhammaan dadka ay khuseyso arrintani inay u soo gudbiyaan Xafiiska Guddiga araajidooda xilliga loo qabtay.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA GUDDIGA

Related posts

Munasabad weyn oo ka dhacday xafiiska RW Somalia (Sawiiro)

Caydiid Ali

Siyaasiyiin Lacago iyo Hadiyado qaali ah ka helay Qatar oo la xiray laguna soo oogay Dacwad

Cabdi Cade

Daawo Video:-Dal-mareenkii ugu waynaa dunida ee Ibnu Batuutah iyo safarkiisa Magaalada Muqdisho !!

admin
Taboola Ads ---