War-saxaafadeed kasoo baxay xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya , ayaa kasoo horjeestay go’aankii xildhibaannada labada Aqal ku ansixiyeen dhismaha guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka dalka.
Xildhibaannadan ayaa sheegay in xeerkan ay xildhibaannada ansixiyeen uu yahay mid kahor imaanaya habraacyada shaqo ee dowladda , waxa ayna xildhibaannada caddeeyeen in aysan aqbali doonin qeybna ka aheyn wax kasta oo baalmarsan dastuurka dalka.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com