Allbanaadir.com
NEWS

Guddiga doorashooyinka Jubbaland oo shaaciyay jadwalka Doorashada

Guddiga madaxabannaan ee xudduudaha iyo doorashooyinka Jubaland (GMXD), ayaa qoraal ay soo saareen ku shaaciyay jadwalka doorashada golaha Wakiillada iyo Madaxtooyada.

Qoraalka kasoo baxay guddiga doorashada Jubbaland ayey ku shaaciyeen xilliga la shaacinayo golaha cusub ee Wakiillada Jubbaland iyo doorashada Madaxweynaha oo qabsoomaya 25 ka November.

 

Related posts

Ilhaan Cumar oo Biden ku eedeysey inuu ka baxay balan uu horey u qaaday

Caydiid Ali

Ciidamada Turkiga oo Duqeyn ku dilay dad Dalxiisayaal ah iyo Carro ka dhalatay

Cabdi Cade

Xildhibaanada Taageersan Jawaari oo Wariyaal isku bedelay si toos ahna Warar usoo tabinaya

Cabdi Cade
Taboola Ads ---