Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweyne Muuse Biixi oo goordhaw soo saaray wareegto Madaxweyne

Madaxweynaha maamulka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa  waxa uu wareegto Madaxweyne ku soo saaray in deegaannada maamulkiisa galo laba maalmood oo fasax  ah, oo ah tacsida Madaxweynihii afraad ee Somaliland Axmed Siilaanyo.

Wareegtada uu soo saaray Madaxweyne Muuse Biixi ayuu ku sheegay in beri oo Axad ah iyo Isniinta la galayo labo maalood oo fasax ah, taa oo loogu baroordiiqayo geerida Madaxweynihii hore ee maamulkaasi Axmed Siilaanyo oo xalay Hargeysa ku geeriyooday.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Bilad Madaxweyne oo gaari lagu dhax xaday iyo Sargaal Milatari oo loo xiray

Cabdi Cade

Madaxweyne Xasan oo ka qeyb galay Shir degdeg ah oo looga hadlay xaaladda dalka…

Cabdi Cade

Madaxweyne Xasan oo ka hadlay Geerida Sh: Cusmaan Xiddig

Cabdi Cade
Taboola Ads ---