Allbanaadir.com
NEWS

Puntland oo arrin cusub ku eedeysay dowlada Somalia

War-Saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Warfaafinta Puntland ayaa Dowlada Somalia ku eedeysay iney ka dambeyso akoonadda la xirayo ee Facebook iyadoo ku tilmaantay hab-dhaqankaas mid dhisan Kaligii-talisnimo iyo caburin.

“Waxaa Mas’uuliyad darro iyo xad-gudub ah in la isku dayo in la afqabto aragtiyaha toosinta iyo tilmaamaha ah ee ka imaanaya bulshadda Soomaaliyeed loona adeegsanaayo qolooyin burcad Internet-ka oo si gaar ah u beegsanaya mas’uuliyiinta iyo shacabka ka soo hor jeeda  aragtida Siyaasadeed ee kali-talisninadda ah ee uu dalka u horseedaayo Madaxweyne Xasan sheekh Maxamuud taasoo muujineysa dul qaad la’aanta Xasan Sheekh Maxamuud ee aragti iyo maqal kasta oo ka duwan aragtidiisa” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka oo sidan hoose u qornaa:-

Related posts

Madaxweyne Donald Trump oo guul muhiim u ah gaaray kahor Doorashada Mareykanka

Cabdi Cade

Saciid Ciise: Ma jiro dagaal aan jabkiisa wadan, madaxda dalka waxaa looga baahan yahay..”

Caydiid Ali

Cilmi-Baaris lagu ogaadey in EVC Plus sare u qaadey Horumarka Maaliyada dalka (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---