Allbanaadir.com
NEWS

Ciidanka NISA oo laayay xubno badan oo katirsanaa kooxda Al Shabaab

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa xalay fuliyay howlgal qorsheysan oo lagu dilay in ka badan 23 xubnood oo katirsan kooxda Al Shabaab

Howlgalkan ay fuliyeen ciidanka Sirdoonka Soomaaliya oo ka dhacay deegaanka Dharaarweyn ee hoos taga magaalada Galcad ee gobolka Galgaduud ayaa sidoo kale lagu burburiyay gaadiid ay wateen Al Shabaab.

Related posts

Mucaaradka Puntland oo war ka soo saaray go’ankii Madaxweyne Deni (Akhriso)

Caydiid Ali

Haweeney wadatay Biskoolad ka sameesan Dahab oo gacanta lagu dhigay

Cabdi Cade

(Sawirro Cusub) Dhimashada Qaraxii Kabul oo Boqol kor u dhaaftay iyo Baroordiiq lagu dhawaaqay

Caydiid Ali
Taboola Ads ---