Allbanaadir.com
NEWS

Guddiga Doorashada Jubaland oo qaaday talaabadii u horeysay

Guddiga madaxa banan ee Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubaland ayaa doorasho gacan taag ah ku doortay Gudoomiyaha Guddiga iyo ku xigeenadiisa

Xubnaha Guddiga ayaa Gudoomiye u doortay Mursal Siyaad Maxamed sidoo kale Gudoomiye ku xigeenka Guddiga ayaa loo doortay Warfaa Maxamed Jaamac halka xog-hayaha Guddiga loo doortay Ahmed Xaaji Cabdi.

Guddiga ayaa la filayaa iney maalmaha soo socda soo saaraan habraaca musharaxiinta doorashada Madaxweynaha Jubbaland iyo weliba jadwalka doorashada.

 

Related posts

Mareykanka oo ka walaacsan booqashada Putin ku tagayo Pyongyang

Caydiid Ali

Nin 17 arday ku laayey Iskuul ku yaalla gobolka Florida oo gacanta lagu dhigay (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Ciidankii ku dagaalamay magaalada Garawe oo lakala qaaday iyo Waan waan socota

Cabdi Cade
Taboola Ads ---