Allbanaadir.com
NEWS

Guddiga joogtada ah ee Golaha shacabka BFS oo ka hor yimid..

Illaa 10 xubnood oo ka mid ah 15-ka Guddoomiye ee Guddiga Joogtada Golaha Shacabka ayaa ka hor yimid guddiga kumeel-gaarka ah ee ay magacaabeen guddoomiyaasha labada Aqal.

Waxay sheegeen in tallaabadani baalmarsan tahay Dastuurka iyo Xeer-hoosaadka, taasoo horseedi karta qalalaase siyaasadeed.

Guddiga Kumeel gaarka ah ee 15-ka xubnood ayaa loo xilsaaray inay ka shaqeeyaan diyaarinta Xeerarka doorashooyinka, Ururada iyo Xisbiyada, xeerka doorashooyinka iyo sharciga dhismaha Guddiga Doorashooyinka iyo Xuduudaha.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA GUDDIGA

Related posts

Wasiir isku daldalay sabab la xiriirta hoos u dhaca dhaqaale ee uu keenay Coronavirus

Caydiid Ali

Hogaamiyaal Caan ah oo qaatay baasaboor been abuur ah (Sawirro Cadeymo ah) 

Cabdi Cade

Daawo Sawirada: Mideynta howlgallada ammaanka Muqdisho oo lasoo dhaweeyay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---