Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweyne Qoorqoor oo soo saaray liiska Musharaxiinta kursiga …

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa shaaciyay liiska musharixiinta u tarmaya kursiga Aqalka Sare ee Tirsigiisu yahay UH#16.

Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye ayaa si rasmi ah ugu gudbiyay gudoonka Golaha Wakiilada Galmudug Liiska Musharixiinta u tarmaya Kursiga Aqalka Sare ee Tirsigiisu yahay UH#16 kuwaa oo kala ah Cabdiweli Ibrahim Garyare iyo Saciida Maxmed Cilmi.

Related posts

Laftagareen oo Saxiixay Qorshaha Horumarinta Koonfur Galbeed (Sawirro)

Cabdi Cade

Kaalintee Somalia ka gashay liiska dalalka Caalamka ugu Nabdoon sanadkii hore ?

Caydiid Ali

(Sawirro) Dab goor dhow qabsaday xaafad ka tirsan Muqdisho & gurmad soconaya

Caydiid Ali
Taboola Ads ---