Allbanaadir.com
NEWS

Khaatumo State baaq muhiim ah u dirtay Madaxda Dowladda Federaalka

Hoggaanka Baarlamaanka maamulka Khaatuma ayaa qoraal kasoo baxay waxa ay dowladda Soomaaliya ugu baaqeen in ay raadiso maamulada Puntland iyo Jubbaland, sidoo kale caddeyso xuquuqda Shacabka SSC- Khaatuma ama ay go’aan iskood ah gaari doonaan.

Waxa ay sidoo kale ugu baaqeen dowladda Federaalka Soomaaliya iyo daneeyaasha arrimaha Soomaaliya in ay ilaaliyaan xaquuqda dadka iyo maamulka Khaatumo State.

 

 

Related posts

Madaxweyne Xasan oo ka hadlay Howlgalada socda una Mahadceliyay Labo Madaxweyne

Cabdi Cade

Madaxweynaha Somalia oo ka hadlay geeridii ku timid Marxuum Siciid Ducaale

Caydiid Ali

Doorashooyin natiijadooda la sii ogyahay oo ka socda Muqdisho iyo Dhuusamareeb

Caydiid Ali
Taboola Ads ---