Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo taageray guddigii uu magacaabay Axmed Madoobe

Xisbiga Himilo Qaran uu hoggaamiyo Madaxweynihiu hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa taageeray guddiga doorashooyinka uu xalay magacaabay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.

Xisbiga Sheekh Shariif ayaana boggaadiyay tallaabada dastuuriga ah uu qaaday Axmed Madoobe, waxa ayna taageereen Xisbiga Himilo Qaran in maamulka Jubbaland doorashadooda dastuuriga ah qabsadaan.

Waxa ay ku eedeeyeen Xisbiga Himilo Qaran dowladda Federaalka in masuul ka tahay in ay sii joogaan madaxda dowlad goboleedyada oo muddo xiloodkooda uu mar hore dhammaaday ayna qabsan waayaan doorashooyinka.

Related posts

Hogaamiyaha Ahlu Sunna iyo Sheekh Shaakir oo isku dhiibay Ciidanka dowlada

Cabdi Cade

Kenya oo lumin doonto Jaziirada Lamu haddii Soomaaliya ku guuleysato Dacwada ICJ taala

Cabdi Cade

Xasan Shiikh oo Villa Somalia ku qaabilay wafdigii ay horkaceysay Victoria Kwakw (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---