Allbanaadir.com
NEWS

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo warbixinno muhiim ah loo gudbiyay

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, oo looga hadlay arrimo kala duwan.

Kulankan ayaa lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan Qiimeynta Qaranka ee la-dagaallanka argagixisadda iyo lacag dhaqista maadama dowlada Soomaaliya hirgelisay joojinta ilaha dhaqaale ee ay ku tiirsanaayeen kooxaha argagaxisada ah.

Shirka oo uu guddoominaayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sidoo kale lagu soo bandhigay Warbixinno ku saabsan xaaladda amniga dalka, gaar ahaan guulaha ciidamada qalabka sida ay ka gaareen dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha argagixisada iyo Qorshhaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025 — 2029).

Ciidamada dowladda ayaa hakkad galiyay howlgalladii ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ka wadeen qaar kamid ah dowlad goboleedyada dalka.

Related posts

Xildhibaan Aadan Barre oo shaaciyey sababta Kenya u taageereyso Jubbaland

Caydiid Ali

Guddiga Difaaca Golaha Shacabka oo si adag uga hadlay Dhul boobka Kenya ka wado Balad Xaawo

admin

Hogaamiyaha TPLF: “Addis-Ababa inaan maamulno uma tagayno, Waxaan diyaar u nahay..

Caydiid Ali
Taboola Ads ---