Allbanaadir.com
NEWS

Dab goordhaw ka kacay qeyb kamid ah Madaxtooyada Somalia

War goordhaw kusoo dhacay warqabadka Shabakadda Allbanaadir ayaa sheegaya in dab xooggan uu ka kacay qeyb kamid ah xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, gaar ahaan halka loo yaqaan sargaduuda oo yaallaan hub iyo rasaasta .

Gaadiidka dabdamiska gobolka Banaadir ayaa gaaray goobta uu fabku ka kacay, waxa ayna halkaasi ka wadaan dedaalo ay ku daminayaan dabka ka kacay qeybo kamid ah xarunta Madaxtooyada Somaaliya, si uusan usii faafin dabka .

Goobta dabka ka kacay oo ah goob ay yaalaan rasaasta iyo hubka ayaana laga cabsi qa aa in ay saameyn kale ka dhalato, waxaana aagaasi hadda dhooban ciidamada ilaalada Madaxtooyada iyo kooxda dabdamiska ee gobolka Banaadir.

Waxii warar ah ee soo kordha kala soco wararkayaga dambe Insha Allah

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Maareeyihii Tiyaatarka Qaranka oo deg deg xilka looga qaaday & Sababta ka dambeysa

Caydiid Ali

Xogta kulan dhexmaray Wasiir Fiqi iyo Danjire Mohamed Bamba (Sawirro)

Caydiid Ali

Mucaaradka Puntland oo si adag uga hor-yimid hadalkii kasoo Madaxweyne Deni

Cabdi Cade
Taboola Ads ---