Allbanaadir.com
NEWS

Axmed Madoobe oo shir wadatashi ah isugu yeeray xildhibaannada labada Aqal ku matela

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir wada-tashi ah ku casuumay Xildhibaanada labbada Aqal ee Baarlamaanka JFS ku metela  deegaannada Jubaland.

Qoraal uu soo saaray Madaxweyne Axmed Madoobe ayuuna ugu baaqay xildhibaannada Jubbaland ku matela  in 8da bishan yimaadaan magaalada Kismaayo si ay uga tashtaan xaalada siyaadadeed ee taagan.

Related posts

Mareykanka oo Soomaaliya ugu deeqay $150 Malyan iyo Dowladda oo ka mahadcelisay

Cabdi Cade

Qoorqoor oo gaaray Baydhabo & Xog ku aadan ujeedka safarkiisa (Sawirro)

Caydiid Ali

Ahlu Sunna oo bilowday Gor gortan cusub si ay u ogolaadaan Doorashada Galmudug

Cabdi Cade
Taboola Ads ---