Allbanaadir.com
NEWS

Puntland oo War xasaasi ah ka soo saartay xaalada dalka

Xukuumadda Puntland ayaa nasiib-darro ku tilmaantay Go’aannadii ka soo baxay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee Magaalada Muqdisho, waxayna sheegtay in uu Xaalad hubanti la’aan ah u horseedayo Dalka.

War-saxaafadeed ka soo baxay Shirka Golaha Xukuumadda Puntland ee Khamiista Maanta ah ayaa ku tilmaamay Go’aannadii Shirka Golaha Wadatashiga Qaran kuwa ka horjeeda Dastuurka KMG ah ee Dalka iyo Dastuurka Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya.

HOOS KA AKHRISO  WAR-SAXAAFADEEDKA

Related posts

Maraykanka & Midowga Yurub oo go’aan culus ka qaatay dayuurada Boeing 737 Max-8

Caydiid Ali

Liiska Odayaasha soo xulaya shan kursi oo katirsan Golaha Shacabka oo la shaaciyay

Cabdi Cade

Farmaajo oo goor dhow jeedinaya khudbad ku saabsan Xukunka ICJ ee Kiiska Badda

Caydiid Ali
Taboola Ads ---