Allbanaadir.com
NEWS

Golaha amaanka oo bedelay howlgalkii QM ee Somalia

Golaha Ammaanka ee QM ayaa si aqlabiyad leh u meel mariyay qaraar lagu bedelayo howlgalka teegaarada QM ee UNSOM, waxaana laga dhigay howlgal kumeel gaar ah oo loogu magac daray UNTMIS, iyadoo hannaanka kala guurkiisa uu bilaabanayo 1 November 2024.

Dhammaan xubnaha Golaha Ammaanka 15-ka xubnood ayaa meel mariyay qaraarkan.

“Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si wadajir ah u ansixiyay qaraar loogu beddelayo Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) Hawlgalka Kaalmaynta Ku Meel Gaarka ah ee Qaramada Midoobay, UNTMIS

Hannaanka kala-guurka ah ee labada howlgal ayaa bilaabanayo 1da Nofembar 2024 oo ku beegan Sabtida so aadan sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay golaha amaanka QM

Related posts

Saraakiil katirsan Ilaalada Madaxtooyada oo looga yeeray Xafiiska Ra’isul Wasaaraha

Cabdi Cade

Ciidamo Carbeed iyo kuwa ka socda Israa’iil oo dhoolatus wadajir ah sameeyay !

Cabdi Cade

Xildhibaanada Hirshabelle oo la yimid Qorshe ay ku heli karaan Mushaarkooda ka maqan!!

Cabdi Cade