Madaxweynaha koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kala diray Dhammaan Garsoorayaasha ka howlgala Gobolka Shabeelaha Hoose.
Wareegto ka soo baxday xafiiskiisa maanta oo taariikhdu tahay 25ka Octobar ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu kala diray garsoorayaasha maxkamadda facfaanka, kan gobolka Sh/Hoose iyo ku-xigeenada garsoorayaasha.
Waxaa wareegtada lagu sheegay in sababta shaqo ka fariisinta Garsoorayaashan ay tahay habacsanaan ka jirta adeega garsoorka
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA