Allbanaadir.com
NEWS

Golaha Wasiirda DF oo anxiyey heshiis lala galay Tanzania

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey Heshiis is-afgarad ah oo u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Tanzania

Heshiiskaas ayaa ku saabsanaa iskaashiga difaaca labada dal.

Shirka oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan

Waxaa ka mid ahaa warbixino la xiriira amniga, halka uu marayo Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP), Jihaynta warbaahinta iyo canshuurta gadista ee dalka laga dhaqan geliyay.

Related posts

Howlgal Amni xaqiijin ah oo laga sameeyay xaafado katirsan Muqdisho (Sawirro)

Cabdi Cade

DEG DEG: Gaari uu la socday Imaamka beesha Mudulood oo lagu rasaaseeyey Muqdisho

Caydiid Ali

Sababaha keenay in dowladda Soomaaliya ee Masar Kala wareegto Iskuulka 15 May ee Muqdisho !!

admin
Taboola Ads ---