Allbanaadir.com
NEWS

Maxaa ka jira wararka sheegaya in Shil diyaaradeed dalkeenna ka dhacay ?

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa qoraal ay soo saartay shacabka Soomaaliyeed kula wadaagtay in uusan jirin shil diyaaradeed oo ka dhacay dalka, Hay’adda ayaa been abuur ku tilmaantay warar baraha bulshada lagu faafiyey.

“Hay’adda Duulista oo mas’uul ka ah kor joogtaynta diyaaradaha uu wadanku leeyahay waxay u cadaynaysaa shacabka inay wararkaasi yihiin kuwo been abuur ah oo uu soo maleegay cadowga Soomaaliya,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka.

Qoraalka Hay’adda ayaa intaas ku sii daray, “Dhamaan Helicopteradii iyo diyaaradii kale ee ay dowlada Soomaaliya lasoo degtay labdii sano ee lasoo dhaafay waa bad-qabaan shaqadii qaran ee loogu talo galay ayeyna ku guda jiraan.”

Related posts

Acmaasha Xajka oo ka bilaabatay Sacuudiga & tirada Soomaalida xajiday oo la shaaciyey (Sawirro)

Caydiid Ali

Ciidanka Xoogga dalka & kuwa Galmudug oo la wareegay degaano hoos taga Xarardheere

Caydiid Ali

Musharaxiin badan oo ku tartamaya Doorashada kursiga HOP106 (Magacyada+Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---