Guddoonka baarlamaanka Puntland ayaa ugu yeeray Xildhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka Puntland ku matala DFS inay kala soo qeyb galaan furitaanka Kalfadhiga baarlamaanka Puntland ee Isbuuca soosocda, si looga wada hadlo xaaladda dalka.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA