Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS oo mamnuucday in dhammaan dekadaha dalka laga soo deji karin bacaha fudud ee halka mar la isticmaalo, taasi oo ay Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimillada Soomaaliya ay horay go’aan uga soo saartay.
HOOS KA AKHRISO